Taiwan oo Laba Ambulance Ku Caawisay Cusbitaaladda Hargeysa iyo Gabiley
Wasaaradda caafimaadka Somaliland, ayaa maanta dowladda Taiwan kala wareegtay laba baabuur oo kuwa gar gaarka deg deg ah, kuwaasoo la soo mariyay safaaradda Taiwan ee Hargeysa.
Labadan Ambulance, ayaa loogu tallo galay in ay ka s...
Wednesday, June 29, 2022
– Waxaa maanta magaaladda Gabiley kulan ku yeeshay wasaarradaha dowladda Somaliland ee loo yaqaano daneeyeyaasha horumarinta reer Miyiga.
Shirkaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda horumarinta reer Miyiga Somaliland waxaa ka...
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Midnimo Oo Ka Hadlay Safarka MBC Ee Sanaag
): Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Midnimo C/qaadir Xaamud, ayaa ka hadlay safarka uu madaxweyne Biixi ku joogo gobolka Sanaag.
Siyaasi C/qaadir Xaamud, waxa kaloo uu ka hadlay arrimaha furista ururadda siyaasadda oo uu mid sharci...
Monday, June 13, 2022
Weftiga MBC Oo Kulan La Yeeshay Madax-Shaqameedka Gobolka Sanaag
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay magaalada Ceerigaabo, ayaa caawa kulamo la qaatay salaadiinta, cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Sanaag.
Kulan...
Monday, June 13, 2022
Maalinta Deegaanka Adduunka Oo Somaliland Laga Xusay
: Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay maalinta Deegaanka Adduunka ee shanta bisha June ayaa lagu qabtay buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil.
Waxaana xafladaasi ka soo qayb galay wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimil...
Tuesday, June 7, 2022
Wasiir Ku-Xigeenkii Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Is-casilay
): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Naasir Caydiid, ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi.
Naasir Caydiid, ayaa is casilaadiisa ku sababeeyay ar...