Soomaaliya oo Iska Fogeysay Eedayntii Dowladda Somaliland
– Soomaaliya, ayaa waxaa ay iska fogeysay eedaymihii ay dowladda Somaliland u jeedisay, taas oo oo la xidhiidha in Soomaaliya ay isku darsatay tiradii xujayda Somaliland ay xaqa u lahayd iyo toodiiba.
Wasiirka diinta iyo awqaaf...
Wednesday, June 29, 2022
Qaraxyo Xoogan oo Gilgiley Magaaladda Bahir Dar Ee Dalka Itoobiya
Qaraxyo xoogan, ayaa ka dhacay afar goobood oo kala duwan oo ku yaalla magaalada Bahir Dar ee waqooyiga dalka Itoobiya, sida ay booliisku sheegeen.
Weerarkan, ayaa muujinaya in ammaanka gobolka Axmaarada oo ah gobolka labaad ee ug...