|
Wararka
-
“Madaxweynaha waanu u kordhinaynaa, taana idinka la idin kala tashan maayo” Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland
"Madaxweynaha waanu u kordhinaynaa, taana idinka la idin kala tashan maayo" Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland
...
Tuesday, September 27, 2022
-
Khilaaf ka dhex qarxay Masuuliyiin ka wada Tirsan Xisbiga Wadani + Dhawaaqii komishanka ee arimaha doorashada oo ay ku kala Jabeen….Daawo
Khilaaf ka dhex qarxay Masuuliyiin ka wada Tirsan Xisbiga Wadani + Dhawaaqii komishanka ee arimaha doorashada oo ay ku kala Jabeen....Daawo
...
Saturday, September 24, 2022
-
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabid Sameeyey + Akhri Faahfaahinta
WAREEGTO MADAXWEYNE: 24 /09/2022.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-942/092022, ku magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo ...
Saturday, September 24, 2022
-
“Wada’da Tagta Madaxtooyada Gabiley Gole deegaan ahaan waxba kuma lihin” Xildh. Axmed Weli .
Gabiley(Haldoornews):- Mudane ka Tirsan golaha deegaanka ee Degmada Gabiley ayaa Beeniyey in golaha deegaanka Gabiley uu dhisay Jidka Cusub ee Taga Madaxtooyada Gabiley oo dhawaan la hir galiyey.
Jidkan cusub oo Baraha bulshada a...
Friday, September 23, 2022
-
Xukuumada Somaliland oo Joojisay Banaanbax ay Soo Codsadeen Ururada Bulshadu
Hargeisa(Haldoor News):-Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay ''isku soo bax'' kaas oo ay hore wasaaradda arrimaha gudaha uga codsadeen bulshada rayidka ah isla markaana ka dhici lahaa beerta xorriyadda maalinta Khamiista ah.
...
Wednesday, September 7, 2022
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo aqbalay Talo soo jeedintii gacansatadu ay ka soo saareen xalka Doorashada…Daawo
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo aqbalay Talo soo jeedintii gacansatadu ay ka soo saareen xalka Doorashada...Daawo
...
Saturday, August 27, 2022
-
Waxkasta waxa ka qaalisan nabadda aynu haysano” Maayirka Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge
Hargeysa(Haldoornews): Maayarka caasimada Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge oo khudbad ka jeediyey Kulanka Ibnu Khalduum ee ay ka furmay caasimada ayaa ku baaqay in nabada la ilaaliyo.
"Waxkasta waxa ka qaalisan nabadda aynu haysa...
Thursday, August 4, 2022
-
Hadalka xukuumaddu ku soo celceliso ee ah in aan ciidan beeleed…” Musharax Cirro
Hadalka xukuumaddu ku soo celceliso ee ah in aan ciidan beeleed…” Musharax Cirro
...
Monday, July 25, 2022
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dufcaddii 4-Aad Ee Shaqo Qaran Tababar Usoo Xidhay
Hargeysa(Haldoor News)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa tababar usoo xidhay dufcaddii Afraad ee barbaarta shaqo-qaran, kuwaas oo dhammaystay tababar muddo uga socday akaaddamiyadda carbiska Dar...
Wednesday, July 20, 2022
-
Shacaboow Mid Ogaada, Yaan Laga Sasin Buuqa Iyo Muranka Asxaabta, Waana Meel Talo Lagu Wadaagayo Oo Ra’yiyo Kala Duwan Baa La Isla Jiidhayaa” Madaxwayne Biixi
N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka u sharraxay ujeeddada ay salka ku hayso cabashada kasoo yeedhaysa axsaabta mucaaridka ah ee ku saabsan hirgelinta doorashooyinka dalka kusoo foolka ...
Wednesday, July 20, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|