|
Wararka
-
Taageerayaal Koox Faransiis Ah oo Xalay Falastiin Taageero U Muujiyey Kana Cadhaysiiyey Israel
Paris(Haldoor News):-Fiidnimadii xalay, garoonka weyn ee ‘Beerta Amiirrada’ ee ku yaalla caasimadda waddanka Faransiiska ee Paris oo ay ka dhacsayay ciyaar ka tirsanayd koobka naadiyada horyaallada qaaradda Yurub ee Champion-...
Wednesday, October 26, 2022
-
Alle ha u naxariisto Suldaan Axmed Afyare oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Burco.
Burco(Haldoor News):-Alle ha u naxariisto Suldaan Axmed Afyare oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay duleedka magaalada Burco.
Suldaanka ayaa ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka ee Magaalada Burco uu shirku uga Furmay.
Suldaan ...
Wednesday, October 26, 2022
-
Shacabka Caasimada Jigjiga oo Gadooday iyo Maydhka Xildhibaan Juweeriya Subcis oo ay diideen in la Aaso.
Jigjiga(Haldoor News):--Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaaladaasi, taas oo ka dhalatay caro xoogan oo ay shacabka ka muujiyeen dilkii Isniintii shalay loo ge...
Wednesday, October 26, 2022
-
Basaasiinta Shiinaha ee lagu Xidhay Maraykanka | iyo shaqada ay ka qabanayeen gudaha Maraykanka.
6Washinton (Haldoor News):-Mareykanka ayaa eedeymo culus u jeediyay dowladda Shiinaha oo uu ku eedeeyay in ay basaasiin ku beereen gudaha Maraykanka iyo inay faragelin ku hayaan arrimaha gudaha ee dalkaas, arrintaas oo ah xiisad c...
Wednesday, October 26, 2022
-
Dawlada Qatar oo sheegtay inuu socdo olole ka dhan ah dalkooda
DOHA — (Haldoor News):-Qatar waxaa lagu soo qaaday “olole aan caadi aheyn” oo cambaareyn ah sababo la xiriira marti-gelinta Koobka Adduunka, waxaa sidaas maanta sheegay amiirka xukuma dalkaas.
Dalkan tamarta hodanka ku ah e...
Tuesday, October 25, 2022
-
Mareykanka oo duqeyn cusub ku dilay xubno Al-Shabaab ka Tirsan
Buule-Burde(Haldoornews):0Militariga Mareykanka ayaa sheegay inay Soomaaliya ka fuliyeen duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo dagaal kula jiray ciidamada Xoogga Dalka.
“Iyada oo la kaashanayo dowladda federaal...
Tuesday, October 25, 2022
-
Deni oo sheegay inay ka qeybgalayaan dagaalka Al-Shabaab.
Garoowe(Haldoor News):-Maamul goboleedka Putland ayaa sheegay maanta inay diyaar u tahay ka qaybgalka la-dagaalanka Al-Shabaab, oo hadda ka socda gobollo ka mid ah bartamaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland oo si rasmi ah u fura...
Tuesday, October 25, 2022
-
Is-rasaaseyn xildhibaan lagu dilay oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Jigjiga
JIGJIGA — 25-10-2022 (Haldoor News):-Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ku dhaawacmeen is-rasaasayn gegida diyaaradaha ee Garaad Wiilwaal ee magaalada Jigjiga ku dhex martay ciidanka ilaalada garoonka....
Tuesday, October 25, 2022
-
Gabiley: 16 Saacadod kadib ayaa la soo saaray Maydka Marxuum ku dhacay Biyo xidheenka Gabiley
Gabiley: 16 Saacadod kadib ayaa la soo saaray Maydka Marxuum ku dhacay Biyo xidheenka Gabiley
...
Tuesday, October 25, 2022
-
Qorshe Sir ah oo Halis ku ah Moscow | halka uu yaalo ban Nukliyeer ah oo ay Ukraine doonayso inay qarxiso
Hargeysa(Haldoor News):-Iyada oo ay sii xoogaysanayso xiisadda u dhaxaysa Ruushka iyo Ukraine lagana cabsi qabo in Moscow ay adeegsato hubka taatikada ee Nukliyeerka, wakaaladda Ruushka ayaa ka soo xigatay ilo ay ku tilmaantay “...
Monday, October 24, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|