|
Wararka
-
Hargeysa oo la Ogaaday in Maalinkasta lagu Cuno 2000 oo Neef…Daawo Barnaamij Xiiso leh
Hargeysa oo la Ogaaday in Maalinkasta lagu Cuno 2000 oo Neef...Daawo Barnaamij Xiiso leh
...
Saturday, October 29, 2022
-
Madaxwaynaha Deegaanka Somalida Mustafe Cagjar Oo Ka Hadlay Dilkii Xildhibaanad Juweeriya Subcis
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar oo bartiisa Facebook -ga soo dhigay qoraal uu kaga jawaabayay rabshadihii xigay dilkii Xildhibaan Juweeriya Subcis loogu geystay Garoonka Diuyaaradaha Jigjiga ayaa dib...
Friday, October 28, 2022
-
Mareykanka oo shaaciyay magacyada madax Shabaab ah oo aan horey loo aqoon
Washington (Haldoor News) – Bayaan dhawaan kasoo baxay Mareykanka, oo lasoo dhigay bogga wasaaradda Arrimaha Dibadda ee xukuumadda Washington ayaa lagu shaaciyay magacyada rag mas’uuliyiin sarsare ka ah Al-Shabaab oo lagu dara...
Thursday, October 27, 2022
-
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay ka go,naanshaha Doorashooyinka Ururada..Daawo
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Qabsoomida Doorashooyinka Ururada..Daawo
...
Thursday, October 27, 2022
-
Madaxwayne Abtiyaashaa wixii talo iyo tusaale ah iyo Hanjabaadba way ku yidhaahdeen, ” Sulaan Daauud Suldaan Maxamed
Madaxwayne Abtiyaashaa wixii talo iyo tusaale ah iyo Hanjabaadba way ku yidhaahdeen, " Sulaan Daauud Suldaan Maxamed
...
Thursday, October 27, 2022
-
Ruushka ayaa sare u qaaday Wax soo saarka Hubka kadib Khasaaraha ka soo gaadhay dagaalka Ukraine
Moscow-27-10-2022 Khamiis (Haldoor News):-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa wajahaya dib u dhac ku yimaada wax soo saarka militariga iyo khasaaraha ka soo gaadhay dagaalka, waxa uu ku booriyay dowladiisa in ay hoos u dhigt...
Thursday, October 27, 2022
-
Iran: ‘ISIS oo sheegatay weerar lagu dilay 15 qof, 40 kalena lagu dhaawacay
Tehran 27-10-2022 Khamiis-(Haldoor News):-Dalka Iran, dablay hubaysan ayaa waxay rasaas ku fureen dadweyne ku sugan goob ay shiicadu ka barakaysato, waxayna halkaas ku dileen illaa 15 qof, halka ay dhaawaceen 40 qof oo kale, sida ...
Thursday, October 27, 2022
-
Israel Oo Maraykanka La Wadaagaysa Xogo Sirdoon Oo Ku Saabsan Diyaaradaha Iran Ee Ruushku U Isticmaalay Ukraine
Washington (Haldoor News):- Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa qorshaynaya inuu la wadaago madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden Arbacada, xogo sirdoon oo ku saabsan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ay samaysay Iran o...
Thursday, October 27, 2022
-
GUDDIGA DIIWANGELINTA URURADA SIYAASADDA SOMALILAND OO SOO SAARAY GO’AANNO HORLEH
HARGEISA — (Haldoor News):-Guddiga diiwangalinta ururada siyaasada Somaliland ayaa soo saaray go’aanno ay wax kaga bedeleen habraacii ay ururadu u marayeen isu soo baxyada taageerayashaooda ee madax taabashada ah, iyadoo tirad...
Thursday, October 27, 2022
-
Ilaalada Xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay in ka badan 1,000 qof oo tahriibeyaal ah
ROME — (Haldoor News):-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga ayaa Arbacadii sheegay inay Badweynta Mediterranean-ka kasoo badbaadiyeen in ka badan 1,000 Tahriibayaal ah oo la socday laba doomood oo kalluumaysi, halka laba qof o...
Thursday, October 27, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|