|
Wararka
-
Ehallo raadinaya dadkooda weli aan nolol iyo geeri lagu hayn kadib qaraxyadii Zoobe
Muqdisho(Haldoor News):- Tiro qoysas ah ayaa weli aan nolol iyo geeri toona ku heyn ehelkooda oo ugu war dambeysay kahor inta aysan dhicin qaraxyadii weynaa ee lagu beegsaday Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya October 29, 2022.
...
Tuesday, November 1, 2022
-
Dadkan Shalay Codka Ayeynu Ka Doonayney Maanta Inaga Ayey Inoo Baahan Yihiin” Xil Cabdirashiid
Berbera(Haldoor News):- Xildh. Cabdirashid Maxamed oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Berbera ayaa Booqday dad danyar ah oo ay dawlada Hoose ee Berbera ka rartay gudaha magaalada iyadoona gaysay goobo cidlo ah oo hay la...
Monday, October 31, 2022
-
War-Saxaafadeed: Shirkadaha Dahabshiil Group oo $500,000 ugu deeqay gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii ka dhacay isgoyska Zoobe.
Muqdisho(Haldoor news):-Guddoomiyaha iyo Maamulka sare ee Shirkadaha Dahabshiil Group waxay Tacsi u dirayaan eheladda dadka ku waxyeeloobay qaraxyadii ka dhacay isgoyska Zoobe ee Mogadishu.
Shirkadda Dahabshill Group, iyada oo ...
Monday, October 31, 2022
-
Xogtii u dambeysay ee tirada dhimashada iyo dhawaacyada ee qaraxyadii Sabtidii
Muqdisho(Haldoor News):-Waxa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay qaraxyadii is xigxigay ee Sabtidii ka dhacay dhismaha wasaaradda waxbarashadda oo ku taala isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxana saacaddihii ugu dambeeyay...
Monday, October 31, 2022
-
Djibouti iyo Kenya oo cambaareeyey qaraxyadii ka dhacay Muqdisho
Dawladaha Djibouti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si adag u cambaareeyey weeraradaas, sida uu Djibouti ...
Monday, October 31, 2022
-
Sanduuq ayaa lagu ururiyaa Lacagta doorashada madaxtooyada”Wasiirka Maaliyadda Somaliland
Sanduuq ayaa lagu ururiyaa Lacagta doorashada madaxtooyada"Wasiirka Maaliyadda Somaliland
...
Monday, October 31, 2022
-
Tirada dhimashada qaraxyadii shalay oo kor u dhaafay 100 qof
Muqdisho(Haldoor News):-Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay ku dhawaad 300 oo kalena way ku dhaawacmeen laba qarax oo baabuur loo adeegsaday, sida uu sheegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Xasan Sheekh Maxamuud aya...
Sunday, October 30, 2022
-
Ruushka oo ka baxay heshiiskii Qaramada Midoobay ee dhoofinta qamadiga Ukraine
Moscow(Haldoor News):-Xukuumadda Moscow ayaa hakisay dhaqan-gelinta heshiiskii dhoofinta qamadiga ee ay garwadeenka ka ahayd Qaramada Midoobay, kaas oo oggolaaday in ka badan 9 milyan oo tan oo qamadi ah laga dhoofiyo dalka Ukrain...
Sunday, October 30, 2022
-
Taliska Booliska Somaliya Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyada Maanta Ka Dhacay Muqdisho
Taliska Booliska Somaliya Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyada Maanta Ka Dhacay Muqdisho
...
Saturday, October 29, 2022
-
Sawirada Qaar ka mid ah Dadkii maanta ku geeriyooday Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Sawirada Qaar ka mid ah Dadkii maanta ku geeriyooday Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho.
[caption id="attachment_77671" align="alignnone" width="960"] Sawiradan waa dadkii maanta ku geeriyooday Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdi...
Saturday, October 29, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|