Itoobiya: Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Oo La Dilay
Dawladda Itoobiya ayaa xaqiijisay dilka wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dalkaasi iyo saraakiil kale oo ka tirsanaa xisbiga Tigray-ga ee TPLF. Hawlgal ay fuliyeen milatariga ayaa lagu dilay afar hoggaamiye…
