“Waynu ka dhutinaynaa saldhigyadda halka kiisku ka qaloocdaana waa saldhiga”…
Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland sareeye guuto Maxamed Saqadhi Daba-galle, sheegay in dhibaatooyin fara badan ay ka jiraan nidaamka baadhista kiisaska kala duwan ee saldhigyadda booliska. Waxaanu tilmaamay in meesha ay…
