UK oo Imaaraatka Ku Dartay Liiska Cas
Imaaraatka Carabta, Burundi iyo Rwanda ayaa lagu daray “liiska cas” ee dalalka laga mamnuucay in dadkoodu ay safarro ku tagaan UK. Tallaabada,oo looga gol leeyahay joojinta faafitaanka nooca cusub ee…
|
Imaaraatka Carabta, Burundi iyo Rwanda ayaa lagu daray “liiska cas” ee dalalka laga mamnuucay in dadkoodu ay safarro ku tagaan UK. Tallaabada,oo looga gol leeyahay joojinta faafitaanka nooca cusub ee…
Baanka dhexe ee Xukuumadda Federaalka Waddanka Itoobiya ayaa gabi ahaanba Xayiray, Dhaqdhaqaaqii Maaliyadeed iyo Ganacsina hawada ka saartay Boqollaal Ganacsato ah oo waaweyn oo ay xataa ku jiraan Uguna Badan…
Siyaasi faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti, Sheegayna In Uu Kasoo horjeedo Dawladnimada Somaliya, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Follow
: Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa markii ugu horreysay muddo maalmo ah lagu arkay goob fagaaro ah, kadib markii shaki la geliyay xaaladdiisa caafimaad. Abiy ayaa ka soo muuqday…
Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi suufi jibriil ayaa hadhimo sharafeed usameeyay musharax Eng Aadan Jaamac xadi oo Usharaxan golaha deegaanka caasimada, madaxdhaqameedka beesha iyo gudida…
Dawlada jabuuti ayaa jawaab adag ka bixisay eedaymo uga yimid maamulka somaliya kadib markii gudidii xaqiiqo raadinta ee xuduudka udhexeeya somaliya iyo Kenya warbixin soo saaray HALKAN KAGA BOGO WARKAN…
: ALLAYBADAY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley iyo maayar kuxigeenkiiisa iyo xubno kale oo katirsan dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa manta booqday degmada Allay baday oo ay ka socoto dhismaha wado laami…
Dawladda Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay warbixinta guddigii reer Jabuuti ee loo xilsaaray in ay soo baaraan tabashada Soomaaliya ee kaga cabaneysay Kenya. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo…
Waxaa maanta deegaanka Dhagaxley ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu soo gebagabeeyay shir ku saabsanaa fursadaha maalgashi ee dawlad deegaanka Soomaalida. Shirkaasi oo markii hore ka furmay magaaladda jigjiga ayaa…
Shir lagu qiimaynayo waxyaabaha ka qabsoomay qorsheyaashii wasaaradda warfaafinta ee Somaliland ee sanadkii tegay iyo dejinta qorshaha cusub ee sanadkan 2021-ka, ayaa maanta ka furmay magaaladda Hargaysa. Shirkaasi oo ay…