Gudida Madasha Kobcinta Dhaqaalaha Laascanood Oo Shir Yeeshay
Waxaan maanta shir la yeelanay Gudida madasha Kobcinta Dhaqaalaha ee degmada Laascanood. Shirkaasi oo ka qabsoomay xarunta dawladda hoose waxaa ka qayb galay Maayarka Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamed, badhasaab ku-xigeenka…
