Bulshadda Laascaanood Oo Codsanaya In La Soo Gaadhsiiyo Lacagta Somaliland
Bulshadda ku nool magaaladda Laascaanood ee xarunat gobolka Togdheer ayaa ugu baaqay xukuumadda Somaliland in ay soo gaadhsiiso isticmaalka lacagta shillinka Somaliland. Laascaanood ayaa ah magaaladda keliya ee ka tirsan…
