Beesha Caalamka Oo Markale War Kasoo Saartay Khilaafka ka Taagan Doorashooyinka Somaliya Iyo Shirka Magaalada Dhuusomareeb Ka Socda.
Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay kulanka Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ee ka socda magaalada Dhuusomareeb. Beesha caalamka waxay ku boorrinaysaa dhammaan ka…
