Mareykanka oo Xuutiyiinta Ka Saaraya Liiska Argagixisada
Xuutiyiinta Yemen Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qorsheyneyso sidii ay liiska argagixisada uga saari laheyd Dhaq-dhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen oo liiskaasi uu ku daray madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump,…
