Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Bogaadisay Dawladda Maraykanka
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ayaa soo dhawaysay qoraal ay dawladda Maraykanku ku bogaadisay xukunkii maxkamadda Hargaysa ay ku riday Ragg si sharci darro ah uga…
