Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Doorashooyinka Somaliland Ee Lafilayo Inay Qabsoomaan 31/05/2021
Dowladaha dunida ee taageera hannaanka dimuquraadiyadda iyo doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay doorka ay farsamo ahaan iyo dhaqaale ahaan ka qaadanayaan doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo wakiillada oo lagu wado inay…
