Raysal Wasaarraha Soomaaliya Oo Magacaabay Guddiga Qaban Qaabadda Shirka Wada tashiga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Guddiga farsamo ayaa u gogol…
