Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Xarunta Agoomaha Oo Kuwait Ka Hirgalinayso Magaalada Laascanood.
Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Prof Yaasiin Xiir Faratoon ayaa kormeer kusoo maray xarunta agoomaha loogu talo galay oo dalka Kuwait ka hirgalinayso duleedka magaalada laascanood Sidoo kale waxaa wasiirka…
