-
Jigjiga Waxaan Waxaan Moodayay Meel Boodhku Is Dhaafay Oo Wada Bac Ah ” Sheekh Siciid Raage.
Jigjiga Waxaan Waxaan Moodayay Meel Boodhku Is Dhaafay Oo Wada Bac Ah " Sheekh Siciid Raage.
...
Saturday, November 12, 2022
-
Taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxaanu leenahay Diyaar u ahaada go’aanka Xisbiga..” Hoggaanka Garabka Dhallinyarada Xisbiga WADDANI
Taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxaanu leenahay Diyaar u ahaada go’aanka Xisbiga..”Hoggaanka Garabka Dhallinyarada Xisbiga WADDANI
...
Saturday, November 12, 2022
-
saacado kooban ayaa ka hadhay 13-November ee ninkii nukliyeer hayow soo rid aan aragnee” suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Xassan
saacado kooban ayaa ka hadhay 13-November ee ninkii nukliyeer hayow soo rid aan aragnee"suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Xassan
...
Saturday, November 12, 2022
-
Madaxweynuhu Muxaafidka iyo inta taagersan buu Madaxweyne u noqonaya…” Xildhibaan Mubaarig
Madaxweynuhu Muxaafidka iyo inta taagersan buu Madaxweyne u noqonaya..." Xildhibaan Mubaarig
...
Saturday, November 12, 2022
-
Taliyayaasha Sirdoonada Soomaaliya Iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxiixday.
Jimce Nov-11-2022 (Haldoor News) – Nov. 11 (Jowhar.com) -Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad iyo Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Ethiopia (NISS) Mudane Tem...
Friday, November 11, 2022
-
Weerar ku billowday qaraxyo oo ka dhacay gobolka Hiiraan iyo wararkii ugu dambeeyay
Beledweyne -Jimce 11-11-2022 (Haldoor News) – Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii hore weerar ku billowday qaraxyo ku qaaday Saldhig ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Burdaar ee galbeedka magaalada B...
Friday, November 11, 2022
-
Qoddobka ugu adag ee la isku mari la’yahay wada-hadalada Ethiopia iyo TPLF
Addis-ababa 11-11-2022 Jimce (Haldoornews):-Wejigii labaad wada-hadaladii u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo jabhadda TPLF ee ka socday magaalada Nairobi ayaa durtaba u muuqda kuwa qaadan doona waqti dheer kadib markii ay soo waja...
Friday, November 11, 2022
-
13 November Wixii ka Danbeeya Waxynu Nahay Dad Siman ” Gudoomiye Faysal Cali waraabe
13 November Wixii ka Danbeeya Waxynu Nahay Dad Siman " Gudoomiye Faysal Cali waraabe
...
Thursday, November 10, 2022
-
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Cafis u Fidiyay 594 Maxbuus Oo Ku Jira Xabsiyadda Dalka.
Hargeysa(Haldoor News):- madaxweynaha Somaliland oo Maanta Cafis u Fidiyey in ka badan 500 Maxbuus.
CAFIS MADAXWEYNE: 10/11/2022
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summad...
Thursday, November 10, 2022
-
Haayada Caafimaadka Aduunka WHO iyo wasaarada Caafimaadka Ethiopia oo Beeniyey in Xumada ku Dhacday Dadka Somaliland ay tahay Dengue Fever.
Adis-abab(Haldoor News):-Khubaro caafimaad oo ka tirsan haayadda WHO iyo wasaaradda caafimaadka ee dalka Ethiopia oo kaashanaya xafiiska caafimaadka dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa xaqiijiyay in baadhitaano horleh oo ay ...
Thursday, November 10, 2022
« Previous Page — Next Page »