Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Daahfuray Tababar Ku Saabsan Nidaamka Maaraynta Xogta Maaliyadeed Ee Dawlada Hoose.
Xarunta Dowlada Hoose ee Degmada Gabiley ayaa manta lagu qabtay xaflad lagu daah furayay Nidaamka Maareynta Maaliyadeed ee Dowlada hoose ee Degmada Gabiley. Waxaana kazoo qaygalay Agaasimaha Guud ee Wasaarada…
