Bilawga Tartanka Kooxaha Heerka 1aad Ee Gobolka Saaxil Oo La Shaaciyay
Maanta waxaa loo qori tuuray horyaalka kooxaha heerka 1aad Kubbadda cagta ee gobolka Saaxil oo dhan sideed kooxood. Kuwaasoo bilaabmi doona shanta bishan aan ku jirno oo ah maalinta jimcaha…
