Haayada Caafimaadka Aduunka WHO iyo wasaarada Caafimaadka Ethiopia oo Beeniyey in Xumada ku Dhacday Dadka Somaliland ay tahay Dengue Fever.
Adis-abab(Haldoor News):-Khubaro caafimaad oo ka tirsan haayadda WHO iyo wasaaradda caafimaadka ee dalka Ethiopia oo kaashanaya xafiiska caafimaadka dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa xaqiijiyay in baadhitaano horleh oo ay sameeyeen…
