Urur Siyaasadeedka Waaberi ayaa cududiisa taageero ku soo bandhigay Magaalada Boorama
Boorama(Haldoor News):-Urur Siyaasadeedka Waaberi ayaa cududiisa taageero ku soo bandhigay Magaalada Boorama oo ay saaka guddida diiwaangalinta ururada siyaasadda iyo ansixinta asxaabta qaranku ka bilaabeen madax taabashada kunka qof ee…
