Dadkan Shalay Codka Ayeynu Ka Doonayney Maanta Inaga Ayey Inoo Baahan Yihiin” Xil Cabdirashiid
Berbera(Haldoor News):- Xildh. Cabdirashid Maxamed oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Berbera ayaa Booqday dad danyar ah oo ay dawlada Hoose ee Berbera ka rartay gudaha magaalada iyadoona…
