“Jiritaanka Somaliland Marka Aan Runta Idiin Sheego, Berbera Ayaa Lafdhabar U Ah”Gudoomiye Dr Gaboose
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo iyo wafti uu hogaaminayo oo safar ku jooga magaalada madaxda gobolka saaxil ayaa habeenkii xalay kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada reer berbera isagoo…
