Hadalka xukuumaddu ku soo celceliso ee ah in aan ciidan beeleed…” Musharax Cirro
Hadalka xukuumaddu ku soo celceliso ee ah in aan ciidan beeleed…” Musharax Cirro
|
Hadalka xukuumaddu ku soo celceliso ee ah in aan ciidan beeleed…” Musharax Cirro
Hargeysa(Haldoor News)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa tababar usoo xidhay dufcaddii Afraad ee barbaarta shaqo-qaran, kuwaas oo dhammaystay tababar muddo uga socday akaaddamiyadda carbiska Darar-weyne ee duleedka Waqooyi-bari…
N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka u sharraxay ujeeddada ay salka ku hayso cabashada kasoo yeedhaysa axsaabta mucaaridka ah ee ku saabsan hirgelinta doorashooyinka dalka kusoo foolka…
Gabiley(Haldoornews)-Dawlada hoose ee gabiley ayaa maanta sirasmi ah ubilowday diwaangalinta hantida maguurtada ah ee guryaha iyo dhulka banana, Maayarka magaalada gabiley oo saaka kala diray shaqaalaha ka shaqayn doono diwaangalinta…
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta dhaariyay 9 xubnood oo kamid ah Guddida Qaran ee Mihnadaha Caafimaadka (National Health Professions…
Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo masuuliyiin wasaarada ka tirsan ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay mashruuca banka wajaale oo wasaarada ka wado waxka beeriska socdaalka wasiirka ayaa…
Xildhibaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda reer Somaliland ee dalka UK ku nool. Xildhibaan Laab-saalax, oo ka mid ah xubno xildhibaano ah oo booqasho ku jooga…
Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaaf udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka Sidoo kale bqor buurmadow ayaa madaxwayne…
Waxaa ay doonayaan uun in Dhawr cisho oo Wakhti lumis ah Sidii Caadada u ahayd oo lagu Kala Reebayo Salaadiinta Iyo Xisbiyadda Mucaaradka ah ay sii wadaan, taasina Maaha Mid…
-Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda iyo saddexda xisbi Qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI. Shirkaasi…