Madaxwaynaha Jsl Oo Qaabiley Wafti Uu Hogaaminayo Taliyaha Ciidamada Maraykanka Ee Qaarada Africa Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku soo dhaweeyey Somaliland Jeneral Stephen Townsend, Taliyaha Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), si wada-tashi looga sameeyo horumarinta danaha labada dhinac ee ammaanka…
