Jaaliyadda Somaliland Ee Norway oo Lacag Ku Wareejiyay Guddida Suuqa Waaheen
Guddida taakulaynta Suuqa Waaheen ee Somaliland, ayaa maanta lacag kala wareegay qaar ka mid ah jaaliyadaha Somaliland u dhashay ee wadanka Norway degan. Iyadoona ay guddida taakulaynta Suuqa Waaheen ee…
