Tanaasulka Jirde iyo Caydhinta Xaashi Saamayn Ma Ku Yeelan Kartaa Waddani iyo Kulmiye
Dhawaan ayay si buuxda u soo shaac baxday in aan wax boos ahi uga banaanayn xisbiga Waddani siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi, oo marka hore ka tirsanaa xisbiga Kulmiye. Balse aan…
