Hargaysa: Ururka Baananka Gaarka Loo Leeyahay Oo La Daah-furay
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qayb-galay furitaanka urur ay ku midaysan yihiin Baananka gaarka loo leeyahay ee ka hawl gala dalkan Somaliland. Ururkan ay ku…
