Muuse Biixi Oo Amray In Baadhis Maaliyadeed Lagu Sameeyo Komishanka Doorashooyinka
:Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu hanti dhawraha guud ku amray in ay baadhis maaliyadeed ay ku sameeyaan komishanka doorashooyinka Somaliland. Maxay noqon karaan ujeedooyinka ka danbeeya…
