Safiirkii Hore Ee Maraykanka UJoogay Muqdisho Oo Somaliland USoo Jeediyey Talooyin U Sahlaya In Qaramada Midoobay Fadhi Ka Yeelato Qadiyaddeeda!
Safiirkii hore Ee Dawladda Maraykanka u fadhiyey Dalka Soomaaliya Stephen M. Schwarts, ayaa falan-Qayn ku sameeyay War-bixin dheer oo uu dhawaan soo saaray Mac-hadka The Heritage International oo fadhigiisu Magaalada…
