“Haddii aynu diinta islaamka ku dhaqanno wax waliba way inoo hagaagayaan
Ganacsadaha caanka ah ee reer Somaliland Axmed Daahir Cumar (Baxsane), ayaa ugu baaqay xukuumadda iyo bulshadda Somaliland ba in si buuxda loo qaato ku dhaqan shareecadda diinta islaamka. Waxaanu ku…
