Somaliland: Dhakhtar U Fadhiistay Imtixaan Deeq Waxbarasho Oo Ay Itoobiya Bixinayso
Waxaa saaka imtixaan deeq waxbarasho oo caafimaad oo ay dawladda Itoobiya ku caawisay Somaliland u fadhiistay lixdan dhakhtar oo reer Somaliland ah. Deeqdaasi waxbarasho ee ay dawladda Itoobiya siisay dhakhaatiirta…
