“Rooble hadduu joogi lahaa Somaliland kuwii aynu gawaadhiga saarnay ayuu noqon lahaa”
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay raysal wasaaraha maamulka taagta daran ee Soomaaliya. Hadalkaasi oo la xidhiidhay in raysal wasaare Rooble,…
