Natiijadda Hor Dhaca ah Ee Awdal iyo Togdheer Oo Lagu Dhawaaqay
Natiijadda hor dhaca ah xildhibaanadda guulaystay ee golaha Wakiiladda ee gobolka Awdal ayaa lagu dhawaaqay. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee gobolka Awdal Faarax Ismaaciil Sidci, ayaana natiijadda hor dhaca maanta kaga…
