Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Wefti Uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Gobolka Sool
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo gaadhay Sool Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacy’gelinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay degaannada Gumays, Yeyle iyo…
