Taliyaha Ciidanka Booliska oo Sheegay In La Beddelayo Hab-dhaqanka Ciidanka
Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland, Jeneral Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa sheegay in la badalayo hab dhaqanka ciidamada ee bulshada. Sidoo kale, waxaa uu balan qaaday in qofka danbiile ah loola…
