Xaalad Biyo La’aaneed Oo Ka Taagan Gobolka Saraar
Xaalad abaareed iyo biyo la’aaneed oo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa goboladda bariga Somaliland gaar ahaana gobolka Saraar. Guddoomiyaha gobolka Saraar Maxamed Cismaan Xaaji Axmed, oo arrintaasi ka…
