Madaxweyne Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Maareeyihii Hay’adda Madaarrada
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray Wareegto uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Hay’adda Madaarrada dalka Cabdi Maxamed Rodol, waxa kaloo uu Hay’adaasi u magacaabay maareeye cusub. Sidaasna waxaa…
