Thursday, February 25, 2021 “Gobolka Salel Waxaad Mooddaa In Jabuuti La Siinayo….”Xil. Axmed Barkhad Obsiiye.
Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Buugga war-bixin sannadeedkii 2020-ka ee ay soo saartay, qaybisayna Hay’adda xuquuqal insaanka Qaranka Somaliland si khaldan loogu…
