Kal-fadhigii 74aad Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Furmay
Kal-fadhigii 47aad ee golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta si rasmiya u furmay, ka dib markii ay ka soo noqdeen fasaxii dastuuriga ahaa ee ay ku jireen. Fadhigan oo uu shir…
|
Kal-fadhigii 47aad ee golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta si rasmiya u furmay, ka dib markii ay ka soo noqdeen fasaxii dastuuriga ahaa ee ay ku jireen. Fadhigan oo uu shir…
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa maanta kormeer ku soo maray qaybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay wasaaradda warfaafintu. Waxaana wasiirka kormeerkiisa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga warbixiyey shirkii Wadatashiga heer Federaal iyo heer dawlad Goboleed ee ku qabsoomay magaalada Samareeb.…
Burco (Hargeisa Press): Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka ee Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ka qaybisay raashin kala duwan. Raashinkaasi ayay haayadu u qaybisay goobaha ay…
Musharax Maxamuud Axmed Jaamac oo u sharaxan golaha Deegaanka ee caasimada Hargeysa iyo Raage Axmed Yuusuf oo isna u sharax golaha Wakiilada ayaa waxaa ay booqdeen taageerayaashoodu ku dhaqan xaafadaha…
Xuutiyiinta Yemen Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qorsheyneyso sidii ay liiska argagixisada uga saari laheyd Dhaq-dhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen oo liiskaasi uu ku daray madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump,…
Magaalada Burco Nimco Ibraahim oo ahayd gabadh xoolo la joogtay ayaa lagu dillay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Dilka gabadha xoolaha la joogtay ayaan ilaahada la’ogayn cida ka danbaysay iyo…
Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay murashaxnimadda Yaxye C/laahi Aamin, oo u tartamaya golaha Wakiiladda ee gobolka Maroodijeex ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Gabiley. Murashax Yaxye C/laahi Aamin, oo ka sharaxan…
Joe Biden Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Mareykanku uu joojinayo taageeradii uu u fidinayay dagaalka uu hogaaminayo Sacuudiga ee Yemen, laakiin wuxuu intaa ku daray in Washington ay…
James Swan Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u Qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa war-saxaafadeed uu ka soo saaray Safar uu toddobaadkan dhammaaday ku yimi magaalada Hargeysa…