Monthly Archives: February, 2021

Tartanka Ciyaaraha Goboladda DDS Itoobiya Oo Jig-jiga Ka Furmaya

     Tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee goboladda iyo degmooyinka dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo berri ka furmaya magaaladda Jig-jiga. Tartankaasi oo noqonaya kii sideedaad ayaa la...

Guddoomiyaha UCID Oo Magacaabay Xoghayaha Beeraha Ee Xisbigaasi

      Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Xuseen, ayaa xoghayaha beerraha ee xisbigaasi u magacaabay Shucayb Maxamed Muuse. Sidaasina waxaa lagu sheegay war qoraal ah oo...

Warbixin Laga Soo Saaray Tirada Kufsiyadii Ka Dhacay Somaliland Sanadkii 2020

     Koomiishanka Xuquuqal Insaanka ee Somaliland ayaa maanta warbixin ka soo saaray tirada Kufsiyadii Somaliland ka dhacay sanadkii tagay ee 2020. Warbixin sanadeed ay soo saareen...

Xuska Malinta Caalamiga Ah Ee Joojinta Gudniinka Hablaha oo La Xusay

     6-da bisha February waa maalin caalami  ah oo loo asteeyay maalinta la dagaalanka gudniiinka hablaha, iyada oo laga xuso dunida oo dhan oo ay...

Wasaaradda Deegaanka Somaliland Oo Bogaadisay Dawladda Maraykanka

     Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga  Jamhuuriyadda Somaliland ayaa  ayaa soo dhawaysay qoraal ay dawladda Maraykanku ku bogaadisay xukunkii maxkamadda Hargaysa ay ku riday...

Badhasaabka Gabiley Sarriibad Ka Dhagax Dhigay Tog-Wajaale

Home  Latest       Waxaa maanta magaaladda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley laga dhagax dhigay Sarriibad loogu tallo galay in ay bulshadda magaaladaasi ku ganacsadaan. Sarriibadan oo ay hirgelinayso haayadda...

Waddo Isku Xidhaysa Burco, Oodweyne iyo Hargaysa oo La Dhagax Dhigay+Sawirro

    Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maantaa dhagax dhigey mashruuca dhismaha wadada isku xidhaysa Burco, Oodweyne iyo Hargaysa. Wadadan oo dhan 184KM,...

Xiisadda Itoobiya iyo Sudan Ee Wabiga Niil oo Sii Korodhay

     Wasiirka Kheyraadka Biyaha ee Sudan Yasser Abbas ayaa sheegay in tallaabo kasta oo Ethiopia ay kaligeed u qaaddo inay ku buuxiso mashruuceeda biya xidheenka...

Dowladda Mareykanka oo Soo Dhaweeysay Xukun Maxkamadda Hargeysa Ku Riday Dad Ka Ganacsada Haramcadka

Home  Latest       Qoraal ay soo saartay, Waaxda Arimaha Dibada ee Mareykanka, ayaa lagu bogaadiyay xukun ay maxkamada Hargeysa ku riday 4 kamid ah ganacsatada ka ganacsata...

Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Kulan La Yeelatay Masuuliyiinta Haayadda CCF

    Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa kulan la yeelatay masuuliyiin ka socday haayadda Cheatah Conservation Fun. Kulankaasi oo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read