Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa maanta kormeer ku soo maray qaybaha kala duwan ee ay ka kooban...
Musharax Maxamuud Axmed Jaamac oo u sharaxan golaha Deegaanka ee caasimada Hargeysa iyo Raage Axmed Yuusuf oo isna u sharax golaha Wakiilada ayaa waxaa...
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay qorsheyneyso sidii ay liiska argagixisada uga saari laheyd Dhaq-dhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen oo liiskaasi uu ku daray madaxweynihii hore...
Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u Qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa war-saxaafadeed uu ka soo saaray Safar uu toddobaadkan dhammaaday...