Tartanka Ciyaaraha Goboladda DDS Itoobiya Oo Jig-jiga Ka Furmaya
Tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee goboladda iyo degmooyinka dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo berri ka furmaya magaaladda Jig-jiga. Tartankaasi oo noqonaya kii sideedaad ayaa la filayaa inuu si rasmiya u…
