Somaliland: “Shaqadii muruq-maalka waxaa la wareegay Ajaanib
Sanadihii danbe waxaa magaalooyinka Somaliland gaar ahaana caasimadda Hargaysa ku soo badanayay dadyaw ajaanib ah oo shaqooyin kala duwan ka shaqeeya. Dadkaasi ajaanibka ayaa la tilmaamay in meesha ka saareen…
