Bisha Cas Oo Qalab Ku Wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland
Haayadda bisha Cas ee Somaliland ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Somaliland ku wareejisay qalab caafimaad oo loogu tallo galay xakamaynta faafitaanka caabuqa Coronavirus. Agabkaasi oo ka kooban 45 kun oo xabadood…
