Musharax Khadar Qoor-gaab oo Agab Ciyaareed Ugu Deeqay Koox Kubada Cagta Ah oo Ka Dhisan Hargeysa
Musharax Khadar Maxamed Muxumed (Khadar Qoorgaab) oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Hargeysa ayaa maanta agab kubadeed ugu deeqay kooxda Elman oo ka mid ah kooxahaa kubada Cagta ee heerka…
