Monthly Archives: January, 2021

Wadahadaladii Udhexeeyey Ethopia, Masar, Iyo Sudan Oo Markale Burburay.

: Dawdalaha itoobiya.Masar Iyo Sudan ayaa markale waxaa burburay  kadiab markii kor uu ukacay khilaafa wadamada ssuudaan iyo itoobiya oo dagaalo ku dhexmareen xuduudka ay...

Waa Kuma Wasiirka Deegaan Ahaan Baddalka U Noqday Wasiirad Hinda Jaamac Xirsi?

(W,N)-Kadib Markii Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi uu shalay Xilka si rasmi ah uga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska...

“laba Is Qaban Maayaan, In Doorashadii Awooddeeda Gacantaada La Siiyey Oo Lagu Yidhi Dooro Iyo Inaad Laba bilood Ka Bacdi Tidhaahdid Shalay-bay Dhaantay,”Madaxweyne Biixi.

Written by Editor: HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaasaasiyadda doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee dhawaan qorshaysani...

Wasiir Hinda Jaamac Gaandhi Oo Ka Dareen Celisay Xilka Qaadista Uu Madaxwayne Biixi Ku Sameeyay

Wasiirkii hore ee wasarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland marwo hinda jaamac xirsi ayaa ka hadashay sida ay u aragto xilka qaadista madaxwayne biixi...

Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Sheegay In Wasiir Saajin Dafiray Cabashada Kasoo Yeedhay Gaadiidlayda Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale

Gudida joogtada ee golaha guurtida Somaliland oo maantakulan la qaatay wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Somaliland Maxamuud saajin xasan ayaa sheegay in uu wasiirka usheegay...

DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Maalgalin Ganacsi Usamaynaysa 15 Qoys Oo danyar AH.

Maamulka Dawladda Hoose Ee Degmada Gabiley Ayaa sanadkii labaad oo xidhiidha uhir-Galisay Maal galin ganacsi oo lagu kaabayo qoysaska danyarta ee hayntoodu yar tahay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Bineeyey Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme cusub oo laba dabaq ah oo loo bineeyey hay’adda dhawrista tayada...

DAAWO;-Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Qabatay Kulan Lagaga Hadlay Adeega Boosaha Ee Ganacsatada Dalka

asaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa kulan la yeelatay ganacsatada dalka kaasi oo ka qabsoomay rugta ganacsiga Somaliland oo ujeedadiisu ahayd sidii ganacsatadu u...

Cabdi Xaashi oo Ku Gacansaydhay Go’aankii Doorashada Ee Ka Soo Baxay Xukuumadda Soomaaliya

     Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku gacansadhay go’aankii doorashada ee ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya ee ahaa in...

Xukuumada Somaliland oo Xayiraadii Ka Qaaday Universal Tv

     Xukuumada Somaliland ayaa maanta xayiraadii ka qaaday telefishinka Universal oo kamid ah telefishinada madaxa bannaan, kadib muddo dhowr bilood ah oo lagaga mamnuucay inuu...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read