Monthly Archives: January, 2021

Musharax Khadar Qoor-gaab oo Agab Ciyaareed Ugu Deeqay Koox Kubada Cagta Ah oo Ka Dhisan Hargeysa

     Musharax Khadar Maxamed Muxumed (Khadar Qoorgaab) oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Hargeysa ayaa maanta agab kubadeed ugu deeqay kooxda Elman oo ka mid...

Faysal Cali Waraabe: Hogaan Xumada Dalka Ka Jirtaa Waxay Horseeday In Soomaaliya Sheegato Somaliland

Home  Latest News Latest News Faysal      Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay Somaliland hayso hoggaan xumo. Faysal Cali Waraabe oo ka...

DEG DEG: Madaxweyne Biixi oo Xilka Qaadis, Isku Bedel iyo Magacaabid Ku Sameeyey Xukuumadiisa

     Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-614/012021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka...

Taiwan oo Somaliland Ka Taageeraysa Caafimaadka Casriga Ah

     Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan ayaa wada qorshe lagu midaynaayo Caasimadaha labada dal ee Hargeysa iyo Taipei. Danjiraha Somaliland u jooga dalka Taiwan, Maxamed Xaaji Maxamuud...

Wafti Wasiiro Ah oo Ka Socda DDS oo Hargeysa Kula Kulmay Wasiiro iyo Ganacsato

     Xubno ka tirsan golaha Wasiirada Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu hogaaminayay wasiirka Maalgashiga ayaa kulan la qaatay  masuuliyiinta xukuumadda iyo Ganacsatada reer Somaliland. Kulankaas...

Somaliland oo Yeelanaysa 11 Dekeddood iyo Hay’addaha Dekeddaha oo La Aasaasayo

     Mudaneyaasha golaha Wakiillada Somaliland, ayaa loo qaybiyey Xeerka Dekeddaha Somaliland, kaas oo ay ka dooddi doonaan Xildhibaannadu maalmaha soo socda. Xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye oo...

isbiga RPP oo Go’aamiyay In Madaxweyne Geele Markale Isku Soo Taago Doorashada Madaxtinimada

Home  Latest News Latest News Xisbiga RPP oo Go’aamiyay In Madaxweyne Geele Markale Isku Soo Taago Doorashada Madaxtinimada By Wararka Maanta - January 9, 2021 0 727      Djibouti (Hargeisa Press) — Xisbiga talada...

Xiisaha Lafa-gurka Gobannimo Tv iyo Somaliland Waxa Kala Gudboon Heshiiska Qadar iyo Sucuudiga

     Sucuudiga iyo Dalalka Xulafada la ah ee Imaaraatka Carabta, Baxreyn iyo Masar, ayaa xidhiidhka u jaray Qadar oo ay ku eedeeyeen inay taageerto kooxaha...

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Madaxweynaha U Gudbinaya Xilliga Ay U Muddeeyeen Qabashada Doorashooyinka Wakiillada & Deegaannada

     Komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maadaxweyne Muuse Biixi u gudbinaya Qoraal ay ku caddahay xilliga ay u qorsheeyeen inay qabtaan doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo...

Wasaarada Waxbarashada oo Sheegtay In Loo Baahan Yahay In Muwaadiniintu Helaan Xirfad Ay Ku Shaqeystaan

Home  Latest News      Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, mudane Axmed Abokor Maxamed ayaa sheegay in loo baahan yahay in muwaadiniintu helaan xirfad...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read