Monthly Archives: January, 2021

Guddoomiyaha Cusub Ee SOLJA Oo Xilka La Wareegay

     Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee loo soo gaabiyo SOLJA ayaa maanta xilka kala wareegay guddoomiyihii hore. Munaasibadda xil wareejinta ayaa ka qabsoontay xarunta...

Wasaaradda Tignoolajiyadda Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta

Home  Latest News Latest News Wasaaradda Tignoolajiyadda Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta By admin - January 13, 2021 0 28      .. Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland ayaa gebi ahaanba laashay ruqsadaha ay haystaan...

Wasiir Hinda Gaandi Oo Beenisay Wararka Sheegaya In Madaxwaynuhu Gacan Uqaaday Ka Hor Intii Aanu Xilka Ka Qaadin.

Wasiirkii hore ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada marwo hinda jaamac xirsi ayaa beenisay warar been abuur ah oo laga faafiyay oo lagu sheegay...

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq Iyo Ujeedada Safarkiisa

Wefti uu hogaaminaayo wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa kor meeray qaar ka mida degmooyinka iyo goobaha ay...

DAAWO;- Midkamid Ah Beelaha Dega Gobolka Gabiley Oo Shaaciyay Musharaxa Ay Udoorteen In Uu Ku Matalo Golaha Wakiilada G, Maroodi Jeex.

Madax-dhaqameedka, Cuqaasha, Waxgaradka iyo xubno oo kamid ah beesha reer xaad cali Yoonis Jibriil Oo Kamid ah beelaha dega gobolka gabiley ayaa  shir jaraa,id...

DAAWO;-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ku Baaqay In Wax Laga Badalo Awoodaha Uu Xeerka Dekeduhu Siinayo Madaxwaynaha

Xildhibaan cabdiqaadir jirde oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa siqotodheer uga hadlay xeerka dekedaha Somaliland oo golaha horyaala Sdoo kale xildhibaan cabdiqaadir jirde ayaa...

DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Bulshada Xaafadaha Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee Sannadka 2021

: Maayarka Caasimada Hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid “soltelco”ayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Xaafadaha degmooyinka caasimada Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga wada Tashanayo...

Madaxweyneku-xigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuc Tamarta Cadceedda Laydhka Oo Laga Hir-geliyay Magaaladda Berbera.

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daahfuray mashruuca tamarta cad-ceedda lagaga samaynayo laydh jaban oo ay yeelan doonto magaalo...

DAAWO;-Maamulaha Madarasada Al Aqsa Ee Degmada Tog Wajaale Oo ka Warbixiyay Doorkeeda Waxbarasho!

Maamulaha madarasada Al Aqsa ee Degmada Tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay kaalinta waxbarasho ee madarasada iyo doorka ay ka qaadato waxbarashada...

Hay’adaha Maraykanka Oo Loo Fasaxay Inay Xidhiidh Toos Ah La Samaystaan Taiwan Iyo Shiinaha Oo Ka Cadhooday

Dawlada Maraykanka ayaa sanado kadib xayiraado badan ka qaadayaa jasiiradda Taywan, sida uu sheegay xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Maraykanku. Dhammaan hay’adaha Maraykanka ayaa loo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read